Waxaan u adeegnaa dadka ku nool gobolka Washington oo dhan.

Shaqadayadu waxay hubinaysaa dhammaan qoysaska iyo daryeelayaasha carruurta yaryar leh
inay helaan waxay u baahan yihiin marka ay u baahdaan.