Wararka

Maarso 17, 2020

Ballanqaadkayaga Adiga

Helitaanka caawimo waxay noqon kartaa mid adag. WithinReach ayaa halkan u jooga si loo fududeeyo. Waxaan fahamsanahay in xaaladda COVID-19 ee hadda jirta ay la timid walaac iyo hubanti la'aan shakhsiyaadka iyo qoysaska. Khadka Taleefanka ee WithinReach Help Me Grow Washington ayaa ahaan doona mid furan si uu uga caawiyo qoysaska inay ku xidhmaan ilaha adeega caafimaadka iyo bulshada.

Naga soo wac maanta 1-800-322-2588; Saacadaheennu waa 8:00 subaxnimo - 5:30 galabnimo (Isniin-Khamiis) iyo 8:00 subaxnimo - 5:00 galabnimo (Jimce).