Is qor in aad hesho warsidahayaga iimaylka!
Wararka
December 14, 2020
Wac Help Me Grow Central WA!

Help Me Grow/Ayúdame a Crecer Central WA oo ku taal Degmooyinka Yakima iyo Kittitas ayaa leh nambar telefoon cusub oo loogu talagalay qoysaska taageero raadsada. Nambarku waa 509-490-3009 Saacaduhuna waa 9 subaxnimo ilaa 5 galabnimo maalmaha shaqada. Fiiri khariidadda degmada si loo ogaado sida looga heli karo ilaha kala duwan ee gobolka.