
Tallaalka - Dhalashada ilaa 6 sano
Buug-yarahaan waxaa ku jira jadwalka tallaalka ee lagu taliyey, wuxuu bixiyaa macluumaadka ku saabsan cudurrada laga hortegi karo tallaalka, wuxuuna bixiyaa talooyin ku saabsan raaxada carruurta xilliga tallaalka. Cabbirka: 3 ¾″ x 8 ½″ buug-yaraha oo laablaaban
Mahadsanid
Dalabkaagii waa la helay waxaana laguu soo diri doonaa dhawaan!