ORCA LIFT Flyer

Warqadani waxay bixinaysaa macluumaad guud oo ku saabsan ORCA LIFT, barnaamijka qiimaha gaadiidka la dhimay ee aagga Puget Sound. Cabbirka: 8 ½″ x 11″


Mahadsanid

Dalabkaagii waa la helay waxaana laguu soo diri doonaa dhawaan!


Buuxi foomka si aad u soo dejiso ama u dalbato alaabta.