
Waalidiintuna waxay u baahan yihiin tallaalo
Buuggan yar waxa ku jira talo-bixinta tallaalka dadka waaweyn ee waalidiintu u isticmaali karaan si ay u difaacaan naftooda iyo carruurtooda. Waxay ku siinaysaa macluumaad ku saabsan sababta iyo meelaha dadka waaweyni laga tallaali karo. Cabbirka: 3 ¾″ x 8 ½″ buug-yaraha oo laablaaban.
Mahadsanid
Dalabkaagii waa la helay waxaana laguu soo diri doonaa dhawaan!