Khabiirnimada Nidaamka
Hay'adda WithinReach waxay hirgalisaa agabyada ama qalabka qaabilaadda iyo qorshaynta ee barnaamijka Help Me Grow Qaran ee qaran oo ay la samayso bulshooyinka degaanka, waxayna hubisaa in shaqadoodu ay waafaqsan tahay sifooyinka muhiimka ah ee ku jira nidaamyada barnaamijka Help Me Grow ee waddanka oo dhan. Waxaan annagu shariikada ama dadka aan is kaashanno ugu deeqnaa latalin, tababbar iyo fursado waxbarasho la wadaago, iyo weliba xarun dhexe oo laga helo khayraad xul ah. Waxaan isku soo ururinnaa oo aan wadaagnaa caadooyinka xirfadeed ee ugu fiican, waxaan dhisnaa dariiqyo lagu wadaago xogta waxaanan ku deeqnaa taageerada kaabayaasha xogta.