Iskaashigu Si Looga Faa'iidaysto Taageerada Koritaanka Ubadka

Webinar-kan wuxuu soo bandhigayaa "Help Me Grow", "Baro Calaamadaha. Horey u dhaq, iyo "Vroom" oo tus sida ay isugu habboon yihiin oo midba midka kale u xoojin karo. Waxaan maqli doonaa sida looga hirgaliyo jaaliyadaha Washington waxaanan ku ogeysiin doonaa sida aad ugu bilaabi karto seddexdaba.

Bilaw Webinar-kan