{"id":4086,"date":"2020-03-17T15:47:16","date_gmt":"2020-03-17T15:47:16","guid":{"rendered":"https:\/\/helpmegrowwa.org\/?post_type=news&#038;p=4086"},"modified":"2020-05-26T18:55:56","modified_gmt":"2020-05-26T18:55:56","slug":"4086","status":"publish","type":"news","link":"https:\/\/helpmegrowwa.org\/so\/news\/4086","title":{"rendered":"Ballanqaadkayaga Adiga"},"content":{"rendered":"<div id=\"block_5e70f098f0d2e\" class=\"text-block white small left\">\n\t<div class=\"container one-column full\">\n\t\t<p>Helitaanka caawimo waxay noqon kartaa mid adag. WithinReach ayaa halkan u jooga si loo fududeeyo. Waxaan fahamsanahay in xaaladda COVID-19 ee hadda jirta ay la timid walaac iyo hubanti la&#039;aan shakhsiyaadka iyo qoysaska. Khadka Taleefanka ee WithinReach Help Me Grow Washington ayaa ahaan doona mid furan si uu uga caawiyo qoysaska inay ku xidhmaan ilaha adeega caafimaadka iyo bulshada.<\/p>\n<p><strong>Naga soo wac maanta 1-800-322-2588; Saacadaheennu waa 8:00 subaxnimo - 5:30 galabnimo (Isniin-Khamiis) iyo 8:00 subaxnimo - 5:00 galabnimo (Jimce).<\/strong><\/p>\n\t<\/div>\n\t<script>\n\t\t(function($) {\n\t\t\t\/\/ Get the block ID\n\t\t\tvar id = \"#block_5e70f098f0d2e\";\n\t\t\t\/\/ Reveal the block\n\t\t\tvar container = document.documentElement;\n\t\t\tScrollReveal().reveal(id + \" .container\", {origin: \"bottom\", distance: \"20px\", duration: 1000, container: container});\n\t\t}(jQuery))\n\t<\/script>\n<\/div>","protected":false},"template":"","categories":[],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/helpmegrowwa.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/news\/4086"}],"collection":[{"href":"https:\/\/helpmegrowwa.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/news"}],"about":[{"href":"https:\/\/helpmegrowwa.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/news"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/helpmegrowwa.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/helpmegrowwa.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}