Goorma ayaan Talaalayaa?
Waa muhiim in ilmahaagu helo tallaalada lagu taliyey marka loo eego Xarumaha Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC). Jadwalka Tallaalka Carruurnimada ee CDC waa la daraaseeyay oo la xaqiijiyay inuu ilaaliyo carruurta isla marka ay ammaan tahay oo waxtar leh in sidaas la sameeyo. Cudurro badan oo tallaalka laga hortagi karo ayaa khatar weyn ku ah dhallaanka iyo carruurta yaryar. Raac jadwalka lagu taliyey ee hoose si aad u ilaaliso ilmahaaga oo aad ula socoto tallaal kasta oo loo baahan yahay si uu u xaadiro dugsiga iyo daryeelka ilmaha: