Aragtida Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada ee ku aaddan Taageerada Qoysaska ku nool Washington oo dhan
Wadahadalkan, Kate Agyei Yeboah, Maareeyaha Iskaashiga Help Me Grow Washington, waxay kala hadashay Alicia Brown, Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada ee Virginia Mason Franciscan Health, qoysaska ay taageerto, caqabadaha ay la kulmaan, iyo sida shabakad kheyraad oo heer gobol ah ay uga caawiso inay si wanaagsan ugu adeegto qoysaska ay la shaqeyso.