Help Me Grow Dulmarka Nidaamka

Wax ku saabsan Help Me Grow Washington ka baro WithinReach's Chief Strategy Officer, Sharon Beaudoin, iyo Public Health-Seattle & King County's Lataliyaha Istaraatiijiyadeed ee Help Me Grow, Marcy Miller. Webinar-kan waxa loogu talagalay la-hawlgalayaasha bulshada si uu dulmar u noqdo qaabka nidaamka Help Me Grow kaas oo dhisa agabka jira si loo hubiyo in bulshooyinku ay ku xidhi karaan dhammaan qoysaska barnaamijyada iyo adeegyada bulshada ku salaysan.

Bilaw Webinar-kan