Wararka

May 26, 2020

Madasha Qaran ee Help Me Grow ee sannadlaha ah

Xarunta Qaranku waxa ay martigelisay madasha HMG ee casriga ah 10kii illaa 12kii Ogosto. Madashu waxay fursad u tahay asxaabta iyo la-hawlgalayaasha inay isku xiraan, abuuraan iskaashi cusub oo ay wax ku bartaan midba midka kale. Sannad kasta, xafladani waxa ay bixisa korodhka aragga qaranka ee dedaalada wadajirka ah ee Shabakadda HMG iyo guulaheeda waxa ayna soo bandhigtaa fikrado iyo hal-abuuro rajo leh oo ka yimid guud ahaan Shabakadda.

Si aad u hesho duubista, slidesyada iyo agabka dhammaan fadhiyada halkan ku dhufo.