
Buug-yaraha Tallaalka Carruurnimada oo Si Cad Uga Hadlay
Buug-yarahan oo ka kooban 54 bog ayaa waalidiinta siiya macluumaad sax ah oo ku saabsan tallaallada iyo cudurrada ay ka hortagaan, faa'iidooyinka iyo halista, iyo badbaadada iyo waxtarka tallaalka. Cabbirka: 8 ½″ x 11″
Mahadsanid
Dalabkaagii waa la helay waxaana laguu soo diri doonaa dhawaan!