Ku Xidhnow Help Me Grow

Help Me Grow Washington waa adeeg bilaash ah oo isku xira waalidiinta iyo daryeelayaasha kheyraadka ku jira bulshadooda. Hadday tahay fahamka horumarka ilmahaaga, kheyraadka gargaarka cuntada, caymiska caafimaadka ee bilaashka ah ama kan jaban, ama ilaha uurka iyo waalidnimada iyo daryeelka, waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno. Iyada oo ku xidhan meesha aad ku nooshahay, khadadka taleefanka ee maxalliga ah iyo kuwa gobolka oo dhan ee Help Me Grow Washington ayaa diyaar u ah inay ku taageeraan adiga iyo qoyskaaga.

Sidee Help Me Grow Washington u Shaqeysaa?

Navigators Ilaha Qoyskayaga ayaa kaa caawin doona inay ku hagaan talaabo kasta oo jidka ah. Waxay doonaan:

Helitaanka taageerada saxda ah waa adag tahay. Waan kuu fududeyneynaa.

Hadday tahay khadka internetka ama taleefanka, waxaan kugu xiri karnaa agabyada aad u baahan tahay, markaad u baahato. Ka hel cuntada lagama maarmaanka ah, caafimaadka iyo korriinka ilmaha gudaha beeshaada si aad u taageerto qoyskaaga.