Xaqiiqooyinka Ku Saabsan Cuntada Aasaasiga ah
- U qalmidu waxay ku xidhan tahay heerka dakhligaaga, maaha ilahaaga.
- Dhib ma leh da'daada, haddii aad guri leedahay ama aad tahay guri la'aan, shaqo ama shaqo la'aan, jir ama naafo, waad u qalmi kartaa.
- Ku dhawaad kala badh dhammaan codsiyada waxa lagu farsameeyaa wax ka yar hal toddobaad.
- Faa'iidooyinka bishiiba waxay ku salaysan yihiin dakhligaaga, kharashyada nolosha, iyo inta qof ee iibsada, qaybsada, oo cuntada ku diyaarisa qoyskaaga.