Ku Xidhnow Help Me Grow

Help Me Grow waa adeeg bilaash ah oo isku xidha waalidiinta iyo daryeelayaasha ilaha bulshadooda. Haddi ay tahay fahamka horumarka ubadkaaga, agabka kaalmada cuntada, caymis caafimaad oo bilaash ah ama mid jaban ah, ama uurka iyo agabka waalidnimada, waxaanu halkan u joognaa inaanu ku caawino. Iyadoo ay ku xiran tahay meesha aad ku nooshahay, khadadka taleefoonka deegaanka iyo Help Me Grow ee gobolka oo dhan ayaa diyaar u ah inay taageeraan adiga iyo qoyskaaga.

Sidee ayuu u Shaqeeyaa ama u hirgalaa barnaamijka Help Me Grow?

Navigators Ilaha Qoyskayaga ayaa kaa caawin doona inay ku hagaan talaabo kasta oo jidka ah. Waxay doonaan:

Waxaa adag in la helo gargaarka habboon. Annagu waan fududaynaa.

Hadday tahay khadka internetka ama taleefanka, waxaan kugu xiri karnaa agabyada aad u baahan tahay, markaad u baahato. Ka hel cuntada lagama maarmaanka ah, caafimaadka iyo korriinka ilmaha gudaha beeshaada si aad u taageerto qoyskaaga.